『Xisbiga National-ka oo si rasmi ah uga baxay qorshaha Net Zero - 2050』のカバーアート

Xisbiga National-ka oo si rasmi ah uga baxay qorshaha Net Zero - 2050

Xisbiga National-ka oo si rasmi ah uga baxay qorshaha Net Zero - 2050

無料で聴く

ポッドキャストの詳細を見る

このコンテンツについて

Xisbiga National-ka ayaa si rasmi ah uga baxay taageerada siyaasadda Australia ee qorshaha net zero, waa dhimista qiiqa’e, sanadka 2050, kadib kulan ay ku yeesheen magaalada Canberra. Go’aankan ayaa dhalinaya khilaaf suurtagal ah oo dhexmara xisbiga Liberals, oo iyaguna dib u eegaya habka ay u wajahaan isbeddelka cimilada, kadib guuldarradii kasoo gaartey doorashadii Federalka ee lasoo dhaafay.
まだレビューはありません