エピソード

  • SBSSomali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 28 September 2026
    2026/09/28
    Warka Autralia iyo Caalamka ee Isniin 20 September 2026 halkan ka dhegeyso.

    #sbsaudiopodcast
    続きを読む 一部表示
    4 分
  • SBS Friday Somali Program Full: Barnaamijkii Jimce, 25 September 2026 oo Dhammaystiran
    2026/09/27
    Barnaamijii Jimce 25 September 2026 oo ku celis ah halkan ka dhegeysto. wararkii Australia iyo Caalamka, wararkii Soomaaliyo iyo macluumaad kale ayaa ka mid ah.

    #sbsaudiopodcast
    続きを読む 一部表示
    42 分
  • Breast screening: What to expect and why it matters - Australia Explained: Baaritaanka Kansarka Naasaha
    2026/09/25
    Regular breast screening can help find breast cancer early, before you notice any signs or symptoms. Screening is free for eligible women or people at risk of breast cancer. It takes about 20 minutes, once every two years, and it’s an effective way to take charge of our health. Let’s take a closer look at why a breast screen is nothing to be anxious about. - Baadhitaanka kansarka naasaha ayaa gacan ka geysta in cudurka lagu ogaado marxalad hore, ka hor inta aanay calaamaduhu muuqanin. Dadka u qalma adeeggan ayaa si bilaash ah ku heli kara baaritaanka, kaas oo qaata qiyaastii 20 daqiiqo labadii sannaba mar. Qaybtan Australia Explained waxay sharxaysaa sababta baaritaankani muhiim u yahay iyo waxa laga filan karo ballanta.
    続きを読む 一部表示
    13 分
  • Trump Iyo Warbaahinta: Ilaa Xadkee Ayuu Aqalka Cad Xannibi Karaa Saxaafadda?
    2026/09/24
    Go’aankii uu Donald Trump Aqalka Cad uga joojiyey warbaahinta CNN, MSNBC iyo Politico ayaa dib u huriyey dood ku saabsan xorriyadda saxaafadda ee Maraykanka. Saddexdan warbaahinood ayaa dacwad ka dhan ah maamulka gudbiyey, iyadoo ay shabakadaha waaweyn ee telefishannaduna taageero u muujiyeen.

    #sbsaudiopodcast
    続きを読む 一部表示
    7 分
  • SBS News Somali: Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 24 September 2026
    2026/09/24
    Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 24 September 2026, halkan ka dhegeyso.

    #sbsaudiopodcast
    続きを読む 一部表示
    4 分
  • SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 23 September 2026.
    2026/09/23
    Wararkii Australia iyo Caalamka halkan ka dhegeyso - Arbaco 23 September 2026.

    #sbsaudiopodcast
    続きを読む 一部表示
    12 分
  • Somalia News: Warka Soomaaliya ee Arbaco 23 September 2026
    2026/09/23
    Warkii Soomaalia naga soo gaarey saaka oo Arbaco ah, 23 September 2026, halkan ka dhegeyso.

    #sbsaudiopodcast
    続きを読む 一部表示
    6 分
  • Cimiladu Way Sii Kululaanaysaa. Sidee U Saamaynaysaa Summerkii Australia ee La Jeclaa?
    2026/09/22
    Xilliga Summer-ka ee Australia waxaa muddo dheer lagu yaqaanay xeebaha oo lagu xoomo, fasaxyada iyo maalmaha qorraxda leh. Laakiin maaddaama uu heerkulku sii kordhayo, dababka kaymaha, abaaraha iyo dhacdooyinka kale ee cimilada xad-dhaafka ahina ay soo badanayaan, dad badan ayaa hadda isweydiinaya in Summarkii Australia ee la jeclaa is-beddeley.

    #sbsaudiopodcast
    続きを読む 一部表示
    10 分