『SBS Somali - SBS Afsomali』のカバーアート

SBS Somali - SBS Afsomali

SBS Somali - SBS Afsomali

著者: SBS
無料で聴く

このコンテンツについて

Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.Copyright 2025, Special Broadcasting Services 政治・政府 社会科学
エピソード
  • SBS News Somali: Warka Jimce 26 December 2025
    2025/12/26
    Dadweynaha Australia ayaa loogu baaqay inay ka digtoonaadaan budhcadda Internetka xilligan lagu jiro ee waxa ugu badan laga iibsado online. Dalka Algeria ayaa Faransiisa ka dalbaday raalli gelin iyo magdhow ku saabsan dhibaatadii uu geystey muddo 130 sano ah oo uu addoonsanayey.
    続きを読む 一部表示
    10 分
  • Somalia News - Warka Soomaaliya: Jimce 26 December 2025
    2025/12/26
    Doorashayoonkii golaha deegaannada Bendaadir oo ka qabsoomay Muqdisho iyo madax ka socota qaranka oo ka hadlay.
    続きを読む 一部表示
    11 分
  • SBS News Somali: Warka Arbaco 24 December 2025
    2025/12/24
    Baarlamaanka gobolka New South Wales ayaa ansixiyay sharciyo cusub oo lagu doonayo in lagu xaddido mudaharaadyada dhaca weerarro argagixiso. Sharciyada cusub ayaa mamnuucaya in mudaharaadyo la oggolaado ilaa 90 maalmood kadib marka uu dhaco fal argagixiso—iyadoo ay suurtagal tahay in mamnuuciddaasi ka hirgasho guud ahaan gobolka New South Wales oo dhan.
    続きを読む 一部表示
    11 分
まだレビューはありません