エピソード

  • Qudba siro, been iyo isdil naxdin badan
    2026/09/09

    Kusoo dhawaada Sheeko with Saafi 🤎

    Qeybtan waxaan idiinku soo gudbinayaa qisadan oo ku saabsan jacayl, sir, been iyo dhacdo naxdin leh oo ugu dambeyn isu beddeshay musiibo.

    Dhageyso qisada oo dhammeystiran, kadibna nala wadaag fikirkaaga.

    🎙️ Sheeko with Saafi , halka aan ku wadaagno qisooyin dhab ah, true crime iyo sheekooyin xiiso leh.

    続きを読む 一部表示
    32 分