エピソード

  • Falasafadda Jacaylka || Maalinta Jacaylka Cabdisiciid Cabdi Ismaaciil
    2023/02/14

    Waa mid kamid ah qoraalladii Cabdisiciid Cabdi I. oggolaanshiyaha u siiyay Miyir Podcast inuu cod ahaan ku soo gudbiyo. Mahadsanidiin, nagu soo biir.

    続きを読む 一部表示
    24 分
  • Dhanbaallada beershiya & dulqaadka diimaha || Qaybtii 2-aad. Dhammaad.
    2023/02/11

    Dhegaysigani waa qaybtii labaad ahna tii u dambeysay, waana mid kamid ah qoraalladii qoraa Cabdisiciid Cabdi I. oo uu oggolaanshiyo u siiyay dhegaysi-ka-dhigiddooda Miyir Podcast.

    続きを読む 一部表示
    15 分
  • Dhanbaallada beershiya & dulqaadka diimaha || Qaybtii 1-aad.
    2023/01/19

    Dhegaysigani waxa uu yeelan doona qayb labaad oo aannu dhakhso u soo deyn doonno, waana mid kamid ah qoraalladii qoraa Cabdisiciid Cabdi I. oo uu oggolaanshiyo u siiyay dhegaysi-ka-dhigiddooda Miyir Podcast.


    La soco qaybta labaad.

    続きを読む 一部表示
    15 分
  • Godka Aflaadoon; kala garashada runta & riyada | Cabdisiciid C. Ismaaciil
    2023/01/15

    Dhegaysigani waxa uu bilow u yahay taxanaha cusub ee u badan qoraallada qoraa Cabdisiciid C. Ismaaciil, oggolaanshiyahana u siiyay Miyir Podcast soo gudbintooda iyo codeyntooda, si dhameystiran.

    続きを読む 一部表示
    19 分
  • KHADRA DAAHIR: Dhool faneed, weelaynta waayaheedii wacnaa
    2023/01/10

    WQ: Cabdishakuur Qodax

    続きを読む 一部表示
    16 分
  • Taxane: 01 kal: 05 || Gorfeynta Heesta Haatuf. Fan iyo faalleyn.
    2022/11/18
    23 分
  • Taxane: 01 kal: 12 || Caashaqa Ha baayicin || Faallo Fan || Miyir Podcast
    2022/11/18
    23 分
  • Taxane: 01 kal: 11 || Suugaanta iyo Sooyaalka || Waraysi, Abwaan: Haykal M. Cabdi.
    2022/11/18
    10 分