『Ka Farxi Dadka 6 - Ku Raaxayso Noloshaada』のカバーアート

Ka Farxi Dadka 6 - Ku Raaxayso Noloshaada

Ka Farxi Dadka 6 - Ku Raaxayso Noloshaada

無料で聴く

ポッドキャストの詳細を見る

このコンテンツについて

Qabta 6aad: Ka farxi dadka:

In aad xiriir fiican la samaysid bulshada oo qalbigooda soo jiidatid ka farxisid, ayaa ah waddada ugu wanaagsan loo maro ku raaxaysiga nolosha. Qaybtan wuxuu si dhab ah kaaga caawin doonaa:

Sida aad farxad ugu abuuri lahayd qalbiyada dadka kale.
Sida aad u beddeli lahayd dabeecadaha aan wanaagsanayn.
Sida hadalkaaga aad ugu dari lahayd malab si dadka aad u soo jiidatid.
Waddada ugu wanaagsan ee lagu qurxiyo wajiga.
Sida aad ku noqon lahayd qof dadka oo dhan ay jecelyihiin.

Ka Farxi Dadka 6 - Ku Raaxayso Noloshaadaに寄せられたリスナーの声

カスタマーレビュー:以下のタブを選択することで、他のサイトのレビューをご覧になれます。