『Duqa maagaalada oo la dacweeyay, kiisas carruur la qaatay - Somali』のカバーアート

Duqa maagaalada oo la dacweeyay, kiisas carruur la qaatay - Somali

Duqa maagaalada oo la dacweeyay, kiisas carruur la qaatay - Somali

無料で聴く

ポッドキャストの詳細を見る

このコンテンツについて

Kiisas badan oo si sharci darro ah carruur looga qaatay waalidkood ayaa sababtay in duqa magaalada Langelands lagu dacweeyo booliska.


Waxaa barnaamjika marti noogu ah Abdinoor Hassan oo ka tirsan golaha degaanka Odense, sidoo kalena xirfad u leh (socialrådgiver) arrimaha bulshada iyo qoyska.


-Sidee carruurta lagu qaataa.

-Wada shaqayn la'aanta waalidka

-Cuddurada dadka qaar ay sheegtaan.


Youtube ka dawo:

https://youtu.be/xmGKr0FuH-Q

Duqa maagaalada oo la dacweeyay, kiisas carruur la qaatay - Somaliに寄せられたリスナーの声

カスタマーレビュー:以下のタブを選択することで、他のサイトのレビューをご覧になれます。