『SBS News Somali: Warka Khamiis 19 March 2026』のカバーアート

SBS News Somali: Warka Khamiis 19 March 2026

SBS News Somali: Warka Khamiis 19 March 2026

無料で聴く

ポッドキャストの詳細を見る

概要

Ra’iisul Wasaaraha Australia, Anthony Albanese, ayaa magacaabay Isku-duwe Qaran oo qaabilsan arrimaha shidaalka, si wax looga qabto dhibaatooyinka dhanka sugnaanta shidaalka ee soo kordhay. Dowladda Iran-na waxay digniino culus u dirtay dalal ka mid Khaliijka.
まだレビューはありません