『KULANKA JIMCAHA (Xilliga 4aad) Xalaqada 17aad』のカバーアート

KULANKA JIMCAHA (Xilliga 4aad) Xalaqada 17aad

KULANKA JIMCAHA (Xilliga 4aad) Xalaqada 17aad

無料で聴く

ポッドキャストの詳細を見る

このコンテンツについて

Xalaqadaan waxaa looga hadlayaa sida ilaahnimada Allaah, awooddiisa iyo khasbidiisu uga muuqaneyso xaaladda dhimashada oo uusan jirin noole ka baaqsan kara, dhammaanna ay u sandulleysan yihiin doonista Allaah iyo ajasha uu u qabtay noole kasta. Waxaa kale oo si cad u muuqaneys taagdarrida iyo tabar yarida aadanaha oo noocwalba uu yahay aysan jirin wadda kale oo u furan illaa in uu u hoggaansamo doonista Allaah mooyee.

 #Al_Saadicuun_Bil_Xaq 

#Kulanka_Jimcaha

KULANKA JIMCAHA (Xilliga 4aad) Xalaqada 17aadに寄せられたリスナーの声

カスタマーレビュー:以下のタブを選択することで、他のサイトのレビューをご覧になれます。