『Rhoda Roberts AO: Halgamaagii dhaqanka ee beddeshay ummadda』のカバーアート

Rhoda Roberts AO: Halgamaagii dhaqanka ee beddeshay ummadda

Rhoda Roberts AO: Halgamaagii dhaqanka ee beddeshay ummadda

無料で聴く

ポッドキャストの詳細を見る

概要

Maamuus iyo ammaan baa loo jeediey. Rhoda waxay ahayd qoraa, jilaa, iyo agaasime caan ah, waxaana sannadkii 2016-kii la guddoonsiiyey billadda sharafta Order of Australia. Qoyska Rhoda ayaa u oggolaaday SBS inay baahiso sawirradeeda iyo codkeeda si loo maamuuso dhaxalka fog ee ay ka tagtay.
まだレビューはありません