『Saameyntii 2025 ee siyaasadda iyo amniga Australia』のカバーアート

Saameyntii 2025 ee siyaasadda iyo amniga Australia

Saameyntii 2025 ee siyaasadda iyo amniga Australia

無料で聴く

ポッドキャストの詳細を見る

このコンテンツについて

Siyaasaddaha Australia sannadkan 2025,, waxaa la yiraahdaa waxay ahayd, mid bilowgii horeba la sii saadaalin karayey iyo kuwo filanwaa noqdayba. Waxaa ka mid ahaa doorashadii bishii May, oo uu xisbiga Labor-ku dib ugu soo laabtay talada, isagoo guul ballaaran ku hantiyay, halka laba hoggaamiye oo mucaarad ah — Peter Dutton iyo Adam Bandt — ay labaduba lumiyeen kuraastoodii.
まだレビューはありません