『SBS News Somali: Warka Arbaco 24 December 2025』のカバーアート

SBS News Somali: Warka Arbaco 24 December 2025

SBS News Somali: Warka Arbaco 24 December 2025

無料で聴く

ポッドキャストの詳細を見る

このコンテンツについて

Baarlamaanka gobolka New South Wales ayaa ansixiyay sharciyo cusub oo lagu doonayo in lagu xaddido mudaharaadyada dhaca weerarro argagixiso. Sharciyada cusub ayaa mamnuucaya in mudaharaadyo la oggolaado ilaa 90 maalmood kadib marka uu dhaco fal argagixiso—iyadoo ay suurtagal tahay in mamnuuciddaasi ka hirgasho guud ahaan gobolka New South Wales oo dhan.
まだレビューはありません